Talk:Baydhabo

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

magaalada baydhaba janaay magaalo ku taala konfur galbeed Somalia waana magaalada afraad ee ugu wayn dalka Somalia. baydhabo waa caasimada gobolka bakool.Baydhabo janaayo waa magaalo aad uqurux badan aadna udhisan. cimaladeeduna waa dagan yahay. magaalada dhaqaalaheedu wuxuu ku tiirsan yahay beeraha iyo xoolaha nool. Magaalada Baydhaba waa magaalo aad muhiim u ah iskuna xidha qaar badan oo ka mida gobalada iyo magaalooyinka Somalia.