Jump to content

Talk:Boeing

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Name: luqmaan cali salaad xayle*shaqaaf* old:22

Brith:1988 Place of brith: burao, togdheer somalia or now somaliland

Father: ali salad hayle(shaqaf). Mother: amina mohamed isma'il Work: worker Spous:......

Riligion: murlim muwahid or haniif.


Qeexid: luqman cali salaad wa 22 sano jir, ku nool soomaaliya, gaar ahaan caasimada muqdisho wuxuu ku dhashay caasimada gobolka togdheer ee burco. aabe cali salaad waa reer galgaduud, gaar reer guriceel. Luqmaan hahooyadiis waa reer togdheer. Luqmaan waa nin yaraantiisii ku soo kobcay nolol kala gadisan iyo magaalooyin fara badan, luqman wuxuu tagey dhulalka soomaalidu degto dhamaantood, sida koofurta somalia woqooyiga , jabuuti ,itoobiya, kenya, Luqmaan wuxuu ku hadli karaa luqadisa hooyo iyo tan carbeed , iyo luqada english-ka oo wax uga dhimanyihiin. Luqmaan wuxuu waxbarashadiisa badankeed kusoo qaatay muqdisho, wuxuu dugsi sare ku gaaray machadka muxamed bin nasr Almarwazi. Luqmaan shaqadiisu ilaa iyo hada dhinacna uma dhicin ee wuxuu la laba legdoodaa nolosha adag ee ka jirta soomaaliya iyo duruufaha soo waajaha.

Start a discussion about Boeing

Start a discussion