Talk:Bookh

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Degmada Bokh Waxay Ku taala maamul Goboledka somalida Ethiopia Gaar aha Gobolka Taarikhiga Ee Dollo Waxaana La Aasaasay Agagaarka Sanadki 1952 Waxaana Hoos taga 15 Santar Waxayna Ka Kooban tahay 3 Qabale Waxana Dega Qabiilada Omar maxamud Rer Bicidyahan iyo Reer Maxamuud Magaalada Gudaheda Santarada Se Waxaa La Dega Qabilo badan Ooy Kamid Yihiin Dhulbahante iyo Qabaa,il Kale Waxa Gidoomiye Kaso Noqday AHUN Jaamac Bare Xaashi iyo Badal Khalaf Oo Hada Kamida Odayaasha Degmada Soona Noqday Xil Heer Fedraal Ah Waxaase Dib ucurashada Dabaded ka Noqday Abdiqani Badal Khalaf Abdulahi Yuusuf Mataan Hada Ooy Tarikhdu Tahay 9-3-2024 Na Waxa Ka Ah Abdi khadar Abadal Khalaf.Dadka Degmada Aad ka Looga yaqaan Ama Xilalka Kaso Qabtay Waxa Kamida Jawaahir Cali Gaas Oo Ahayd Wakhtigi Abdi Mohamed Omar Madaxa Arimaha Xisbiga iyo Badal Khalaf Oo isna Gidoomiye Ka aha Saan Horay Uso Sheegnay Waxa Gidoomiye Kaso Noqday Abdulqaadir Sandheere Oo Hada Ah Wasiirka War-faafinta Heer Deeegan[wax ka badal xogta]

Gumad Gooste 197.156.107.45 12:15, 9 Maaj 2024 (UTC)[reply]