Talk:Buula xaaji

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

xaqiqatan aad baan oga xumahay in waayadan la isku dayo in lamarin habaabiyo reerkan cawromale. Baaritaan badan kadib waxaan ogaaday in ay sabab utahay isku daygaas lawado inay sahashay kala daadsanaanta reer cawromale dhexdooda ah. Dad baa kala qaada oo yiraahda labo cawromale ayaa jirto taas oo been ah. abtirku waa nasabnimada qof uu galo, waana muhiim dhaqanka somalida markii lafiiriyo iyo tan islaamka. cawromale wuxuu soo maray in ladafiro jiritaankiisa oo jeebka loo galiyo qabiil aan dib usoo eegin oo ah warsangeli. Anigu waxaan ogahay oo dhab ah in cawromale yahay warsangeli oo layiraahdo cawromalihii caadka raacay waana ree cismaan garaad ibrahim. colaada cawromale iyo warsangeli waa mid mudo fog soo bilaabatay oo salka ku heysay jagada garaadnimo. Maanta xaqiiqda jirta waxay tahay warsangeli iyo cawromale islama biyo cabi karaan maanta marki ay noqoto wax wada qaybsi sababtoo ah, hunguri weynida warsangeli kasoke ayaga ayaaba kusii jira jeebka majeerteen oo maanta warsangeli maaha niman madax banaan. cawromale wuxuu awood u leeyahay inuu kaligii asagoo taagan uu ka helo xaqiisa dowladda somaliyeed. cawromale cismaan garaad ibrahim dadka raba inay galiyaan samaale oo ogu magac daray maqaarleey oo aflagaadeynaya reerka waxaa hor kacaya gaaljecel, ajuuraan iyo qabaa'ilo kale oo ku hoos nool reerka. waxaa jira qabaa'ilo badan oo nasab wadaag ah balse gobolo kaladuwan ku kala nool oo reer walba geeskooda wax uga hela dowladda federaal somaliya, marka qalad in cawromale jagadiisa lasiiyo nin ku dhashay ceel bu' salkiisa ama hadaaftimo. Anigu waxaan ahay cawramale garlabe maxamed abokor. mahadsanidiin.

Barasho wanaagsan waa intee Bah falagsato[wax ka badal xogta]

Waa ilma cismaan ibraahim oo kala ah Gabya'uud oo degen waqooyiga soomaaliya iyo Cawramale oo degen koonfurta soomaaliya iyo Colmarabe oo degen koonfurta soomaaliya iyo Riighaye oo degen koonfurta soomaaliya,D.D.S ee Ethopia iyo Idil muge oo degen Djabouti. Waa qabiil ka mid ah beelwaynta warsangeli waxa uu kala degen yahay deegaamo kala fog, asal ahaan waxa ay kasoo guureen gobolka sanaag marka laga reebo Gabya'uud oo degen gobolka sanaag. Waxa ayna uga guureen gobolka sababo kala duwan waxaana kamid ah labada lafood ee Cawramale iyo Colmarabe waxa ay uguureen sababo abaaro ka dhacay gobolka sanaag, halka labada kale ay uguureen sababo ganacsi. Cabdirahman mohamed (talk) 14:36, 2 Maarso 2020 (UTC)