U bood nuxurka

Talk:Ceelgaras

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Magaalada Ceelgaras oo Lagu naaneeso BALAD QASIM (بلدخاسم) iyada oo loogu nisbeynayo Caaqilkii weyn ee Sayid Qasim Dhiryo Dhobe, waa mid kamid ah magaalooyin ka ugu faca wey ee Gobolka Galgaduud taas oo mudooyin qarniyo ah ladaganaa. Magaalada waxa ey ku taalaa Galbeed ka Magaalo Madaxda Gobolka ee Dhuusamareeb iyo waqooyiga Magaalada ugu faca weyn Gobolka EE Ceelbuur.

Bilow dood ku saabsan Ceelgaras

Bilow dood