Talk:Farxiya Fiska

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

fiska heesahah ay ku soo caan baxday waxa ka mid ah heesta ya la qaaday alfanaan diini cakoos ka dib farxiyo axmed cadawe fiska waxan soo qaaday heesta aan ka helay dad badan ay igala heleen oo ahayd maan qaboojiye waxay masraxa soo fuushay xili loo baahnaa ka dib waxay ku caan baxday heeska ay u qaaday calankeena sharafta leh ee ahaa calankeena quruxda habeenkaa qotomine