Talk:Geel

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

geelu waa noole kamid ah xaywaanada uu aadanahu dhaqdo cunana hilibkiis, cabana caanihiisa. Annaga ahaan geelu wuxuu noogu jiraa kaalin muhiim ah oo nolosheena ayuu kamid yahay. Waan dhaqanaa geela, waan ku safarnaa, waa cabnaa caanihiisa, waan cunaa hilibkiisa sidoo kale wuxuu noo qabtaa faa'iidooyin badan oo aan lasoo koobi karin. Reer @Miyiga geelu wuxuu uga dhiganyahay gaadiid noloshoodana kaalin weyn uu ka qaaraa.Mfebre (wadahadal) 13:24, 9 Maarso 2023 (UTC)