Talk:Gobolada Somaliland
Hadal ku darAppearance
Faalladii ugu dambaysay: 2 sannadood kahor ee 41.223.109.56 qodobka sas
Yaa sidan wax u qorey? Fadlan qoraal hufan meesha soo gali, sidoo kale cadeeymo iyo taageero ha lahaado qoraalkaagu, yaanu noqon fikir adiga kuu gaar ah ama sida aad adigu shakhsi ahaan wax u aragto. Gabiley goormay gobol noqotey?