Talk:Guriceel

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Guriceel: waa magaalo ku taal bartamaha somalia(central) waxaa mara laamiga dheer ee isku xira Bari Iyo Kuunfor ilaa Waqooyi dadka reer guriceel waa dad had iyo jeer ku dadaala nabada jecelna in ay nabad ku waaraan waa dad run ahaantii is ixtiraamada is qadariyana waxaana magaalada degan Ugaaska Xasan Ugaas Maxa,ed wixii talo ahna waxaa loola noqdaa Ugaaska si loo dhanayahy ayaana luuga go,aan qaataa waxaa magaalada kuyaal iskuulaad badan iyo isbitaalo sida skoolka Alma,muun hoose dhexe waxaa jira dugsiyaal sare uu kuyaal magaalad waxaan magaalad kuyaal isbitaal aad uwayn uu ay magaalooyin ka dheer guriceel kaga imaadaan dad badan waana isbitaalka Istarliin Hotspital waxaa kaloo jira isbitaal lagu magacaabo Bheder Hospital uu ah isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka magaaladaan uu ah mid dhaqaalaheeda ku tiirsanyahay Ganacsiga Xoolaha ayaa ah magaalo Laf dhabar u ah ganacsiga xoolaha somalia iyo isku socodka gaadiidka safarkaa ee isaga goosha bari waqooyi iyo kuunfor