Talk:Islaam
Hadal ku dar0.Ducada booqashada xabaalaha (qubuuraha). 165- )) السَّلامُ عَلَيْكُمْ أَهْلَ الدِّيَارِ، مِنَ المُؤْمِنِينَ وَالمُسْلِمِينَ وَإِنَّا إنْ شَاءَ اللهُ بِكُمْ لاحِقُونَ )) وَيَرْحَمُ اللهُ المُسْتَقْدِمِينَ وَالمُسْتَأخِرِينَ (( أَسْأَلُ اللهَ لَنَا وَلَكُمْ العَافِيَةَ ((. 165- {assalaamu calaykum ahladdiyaari )150( min mu-miniina wal muslimiina wa innaa inshaa allaahu bikum laaxiquun,wa yarxamullaahu al-mustaqdimiina walmustakhiriin as-alullaha lanaa wa lakum al-caafiyata} “Salaan korkiina ha ahaato ehelka daarahan dagganow oo ah muminiin iyo muslimiinba, anagu haddii ilaahay yiraahdo waan idinsoo haleelaynaa, ilaahayna ha u naxariisto kuweena hore iyo kuweena danbaba, ilaahay waxaan inoo weydiinayaa anaga iyo idinkaba in uu janno na siiyo naga caafiyo cadaabkiisa”.
Bilow dood ku saabsan Islaam
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Islaam.