Talk:Jaamacadda Camuud
Hadal ku darAppearance
waxaan jamacada kacod sanayaa anigoo ah arday kasoo baxay dugsiga hoose dhaxe sare ee imamu shafici ee kuyaala magaalada muqdisho watana shahadad dugsiga sare ee hoos
codsi
[wax ka badal xogta]waa aniga oo ah abdi abdilaahi markaa waaxaan dhamayn rabaaa iskuul kuyaa wadanka kenya markaa jamacada waxaan rabaaa in aan ogaado tayadee iyo sida wax looga dhigo
Jawaab
[wax ka badal xogta]Cabdi Cabdilaahi sxb waxaan anigu kugula talinayaa in aad sida ugu dhakhsaha badan ugu biirto Jaamcada Camuud waayo waa jaamacad tayo sare leh.oo sida aad urabto kuu anfacaysa.mahadsanid.Saraar