Talk:Kayseri

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Kayseri waa magaalo hodan ah arday badan oo somali ahna wax ka bartaan

Soo Booqo Kayseri[wax ka badal xogta]

Hal sano ka hor ayaan mar tagay xilliga qaboowaha Janaayo runtii waa magaalo dadkeedu soo dhaweyn badanyahay waxyaalaha ay caanku tahay waxaa ka mid ah dhanka daryeelka caafimaadka oo dhab ahaantii aan ahaa ujeedada safarkayga cusbitaalo waaweyn oo uu ku mid yahay Tekden Hospital ayaana ku yaala.