Talk:Lionel Messi

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

yaya toure waa ciyariyahan u dhashal wadanka Elfenbenskusten hoyadiisna u dhalatay wadanka somalia waxaa la dhasha labada ciyartooy Kolo Toure iyo Ibrahim Toure waxa uu dhashay sanadku markii uu ahaa 13 may 1983 waxa uu ku dhashay Elfenbenskusten waxa loo soo qaday wadanka somalia asagoo yar waxa uu wax ku soo bartay magala madaxda somalia muqdisho waxa uu bilabay in uu ciyaro banooniga waxa uu u noqday Elfenbenskusten waxa uu u ciyaray ASEC Mimosas sanadku markii u ahaa 2001 waxa uu u badashay koox ka dhisan wadanka geljenka. oo la dhoho Beveren hadana waxa uu tagay wadanka yugreen. koox ka dhisan oo la dhoho Metalurh Donetsk.sanadku markii uu ahaa 2005 waxa uu tagay wadanka giriiga. koox ka dhisan oo la dhoho Olympiakos hadana waxa uu tagay wadanka mangoola koo ka dhisan oo la dhoho Monaco. 2007 waxa uu tagay wadanka isbeen koox ka dhisan oo la dhoho fc Barcelona 2010 waxa uu tagay wadanka ingriiska koox ka dhisan oo la dhoho Manchester City

2001 2001–2003 2003–2005 2005–2006 2006–2007 2007–2010 2010– Klubb

ASEC Mimosas
Beveren
Metalurh Donetsk
Olympiakos
Monaco
Barcelona
Manchester City	SM (GM)

- (-) 70 (3) 33 (3) 19 (3) 27 (5) 74 (4) 44 (6