Talk:Maahmaah

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxaan kaacod sanaayaa maahmaaha idaha iyo maahmaaha xayaawaanka oo aad u farabadan mahadsanid

manso (hees jaceyl) c/risaaq xaaji

midabkaaa casaankee lagu camiray quruxdee dheerida ku caankaaaa caasha lagu yaqaanaaa

curad weeye innantuyoo caku xaafadoodiyo muqdisheey ku caanteee


ceebbla dumarooooo cara lagu arkeeninaa caloosha ku xambaartoo ku carbisay wanaagiyo camall samaaanteeeeeee

caalim baa dhalayoo la ciseeya sharafloo culuumtaa islaamkiyo diintaa ku caanaaa caasha soo barbaarshee


haddann calaf ku heli laa xilo iii noqoni layd cood baan ka bixin laa mahad baan ka celin laaaa ileen cayaar maaha inanto nafteydaa calmatayee

casiiskaan baryaayoo calaacalaha hoorsadi inuu caasha igu simo caruur eada dhalnaa oo cuna aan wadaagnaa