Talk:Ustaad Cusmaan

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Ustaad Usmaan Maxamed Xuseen waxa uu dhashay sanadkii 1920, waxaana la dilay 09/05/1952kii. Waxayna ku beegnayd bishii ramadaan ee barakaysan 12keedii,Ilaahey naxariistii janno ha ka waraabiyo. Ustaad cusmaan wuxuu ku dhashay Degmada Afgooye ee gobolka shabeelada hoose ee dalka soomaaliya. Ustaad cusmaan wuxuu ku soo bar baaray, barashada Qur’aanka kariimkana ku soo dhamaysatay isla degmadaasi Wuxuu ahaa halgame door wayn ka ciyaaray hogaaminta Xisbigii HDMS. Wuxuu kaloo ahaa gudoomiyahii xisbigaasi.

TAARIIKH NOLOLEEDKII USTAAD CUSMAAN MAXAMED XUSEEN[wax ka badal xogta]