Talk:Warshiikh

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Gumaroow,Somalia, tuulada gumaroow waxay hoostimada degmada warshiikh ee gobalka shabelleha dhexe, waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay degmada Warshiikh 35 km, Gumaroow sanadka marku ahaa 2005 waxaa laga dhisay masjid wuxuna ahaa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso tuuladaas,Gumaroow waxay leedahay gancsi badan waa tuulo ganacsi sida xoolaha.marka ad tagto Gumaroow waxaad arkeysaa dhismooying qadiimi ah oo burburay sida la shegay waxaa la dhisay burburkii dalka ka hor hada marka aad tagto waxaad arkeysaa dhismooyin cusub oo lamayeeri ah. gumaroow waa magaalo diimeed sida Warshiikh waxaa ku nool culumu badan GumaroowGumaroow,Somalia, tuulada gumaroow waxay hoostimada degmada warshiikh ee gobalka shabelleha dhexe, waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay degmada Warshiikh 35 km, Gumaroow sanadka marku ahaa 2005 waxaa laga dhisay masjid wuxuna ahaa masjidkii ugu horeeyey ee laga dhiso tuuladaas,Gumaroow waxay leedahay gancsi badan waa tuulo ganacsi sida xoolaha.marka ad tagto Gumaroow waxaad arkeysaa dhismooying qadiimi ah oo burburay sida la shegay waxaa la dhisay burburkii dalka ka hor hada marka aad tagto waxaad arkeysaa dhismooyin cusub oo HADA KU SOO KORDHAAYA ah. gumaroow waa magaalo diimeed sida Warshiikh waxaa ku nool culumu badan Gumaroow waxay ka mid tahay oo ka tirsan gobalka Shabellaha dhexe