Talk:Xeraale

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

asalaamu calaykum waraxamatulaahi magaca xeraale dadku way iska maqlaan laakiin mayaqaanaan meesha uu kayimid iyo wax lagawado marka waxaan idiin sheegayaa xeraale waxaa lagawadaa waxuu ahaa markii hore xero dadka looga badbaadiyo libaaxyada waxaa ku ooli jiray tarsi waa na meel qaaraami ah sidaas waxaa ii sheegay oday kamid ah odayaasha xeraale oo ladhaho Dhagax jare