Template:Adeegsadahaan

Ka Wikipedia
Ujeeddo

In loo adeegsado Sanduuqyada oraahda ku jirta «Adeegsadahaan».

Habka adeegsiga
{{Adeegsadahaan}}
Natiijada

Qoraalku waxa uu ku siinayaa «Adeegsadahaan» bogga isticmaalayaasha kala doortay «Lab» Dooqyada Iska dhaafay «Ama aan dooqan lab ama dhidig», waxa kale uu muujinayaa «Adeegsatadaan» dumarka adeegsada kuwaas oo doortay waxa ay yihiin «Dhiddig» Bogga dooqyada.

Fiira gaar ah

Templatekaan waxba ka badali maayo oo aan ahayn «Adeegsadahaan», Shaqana kumalahan in uu ka dhigo qodobaynta qofka shaqooyinka iyo astaamaha kale ee farriinta. Lagu koobo shaqooyinka iyo astaamaha iyo mgacyada adeegsaday template kaan {{Gender}}