Template:Dhacdada Maalinta 2 Jannaayo
Appearance
2 Jannaayo: Maalin ka hor xabad joojintii dagaalkii Caydiid iyo Cali Mahdi (Sawirka)

- 2026 - Soomaaliya waxay heshay xilka Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) bishan Janaayo 2026 .
- 1992 - Waxay ahayd maalinta ka horreysay xabbad-joojintii 3 Jannaayo 1992 oo Qaramada Midoobay dhex-dhexaadisay.
- 2007 - Ciidamada AMISOM ayaa bilaabay diyaargarowgii ugu horreeyay ee rasmi ah ee ay Soomaaliya ku imaanayeen, kadib burburkii Maxkamadihii Islaamiga ahaa dabayaaqadii 2006.