Template:Digniin dhibka

Ka Wikipedia
Ku soo dhawoow Soomaali Wikipedia. Halkan lama ogola in dadka la caayo ama la af lagaadeeyo. Wikipediyaha Af Soomaaliga waxaa loogu tala galay in wax lagu kala faaiideeysto, mana la ogolo in bog la wada tirtiro, ama lagu qoro hadal xumaan ah. Hadii aad isleedahay bogga wax weey ka khaldan yihiin wax ka bedel ama faraha ka qaad. Waxaad ogaata hadii aad dhibka sii wadid Ip lambarkaaga waa laga mamnuucaa qeebta Af Soomaaliga si aad wax uuga bedelin mardambe.