Template:Minmaxskipgen

Ka Wikipedia
Documentation icon Xog-waranka tusmada[Itusi] [bedel] [taariikhda] [dacarfal]

Tusmadaan waxaa loo adeegsadaa curinta qiime ka bilaabanaysa eber ilaa qiimo xadidan ee sare, gen Qiimaha ugu yar max Habka adeegsiga:

  • Galin qasab ah : max
  • Galin xulasho ah:gen, min, duration, extramax, skip
  • Sharaxaad galinta:
  1. duration= Aminta kaydinta tiro kala daadsan sekeno.
  2. gen = Curinta iskeed ah qiimaha ugu weyn ee toban la dul saaray tusaale tiro laba god ah "33" ka weyn labaatan la dul saaray waa "10^2" "toban la dul saaray laba" ama "100", iyo lambar ka kooban afar god "4567" ka weyn labaatan la dulsaaray waa "10^4" "labaatan la dul saaray afar" ama "10000", ama waxaa suuragal ah galinta si gacan ah.
  3. max = qiimaha ugu weyn ee suurta galka in ay curiso, eeg waxaad awoodaa اadeegsiga erayo indho sarcaad ah sida {{Bogagga_kujira_Category:Maqaalada Xulka Ah}}.
  4. extramax = qiime ku ciyaarista max, Ku darista ama ama ka dhimista qiime, tusaale ka dhimista qiime guud ee Category adeegsiga tuse qaybta.
  5. min = Qiimaha ugu yar ee syyrtagal ah curinteeda .
  6. skip = U bareerka lambar ka gududbaya tirinta marka la curinayo.
  7. inc = Ku dhaqmista qiimaha kama dambaysta ah.

Tusaale[wax ka badal xogta]

:Curinta tirooyin kala daadsan ee 10 qiimaha ugu yar bogagga ku jira Category:Bogga Hore Xulka iyadoo lagu ilaalinayo in aysan dhaafin tirada 7 kaydinta lambarka muddo dhan 360 seken. :Sidaan baa loo qoraa: {{minmaxskipgen|max={{PAGESINCATEGORY:Maqaal Xul Ah Bogga Hore}}|extramax=-4|min=10|duration=360|skip=7}} Waxay ku siinaysaa :

15