Template:Sammeynaya
Appearance
Sammeynaya...
Sharraxaad
[wax ka badal xogta]Tusmadaan u adeegso caddayn in aad sammeynayso taasoo ah sammeyn hawl la isla ogyahay ama abuurista maqaal taasoo aad kaga soo herjooddo in uu ruux kale wax ka bedelo. Waxaa suurtagal ah in loo adeegsado Dalka Todobaadka, bogagga mashaariicda, ama iskaashi howlo ka dhexeeya tifaftireyaasha. marka ay dhammeeyaan howsha ku bedelaan tusmada ah {{Sammeeyey}}
Sammeeyey.
Habka adeegsiga
[wax ka badal xogta]- Soo guuri waxaan soo socda ku shub dhenaca howsha ama maqaalka oo aad howsha ka hayso
{{Sammeynaya}} --~~~~
- Marka la kaydiyo bogga waxaa soo bixi doonta sidaan:
Sammeynaya... --Hebel 15:45, 9 Oktoobar 2008 (UTC)
Eeg sidoo kale
[wax ka badal xogta]- {{Lama Sammeyn}}