Template:Sawirka Maanta 13 May

Ka Wikipedia

N3 ama Fiat 682 N3 waa gaadid xamuulka qaada oo ay soo saari jirtay Fiat inta udhaxaysay 1950 ilaa 1988. N3 Matoorkiisu waa 6 Bustin Fiat 203 ee 11.548 Sentimitir cubo cm3 iyo 140 CV oo loo rogay 1.900 g/min. Waana gaarigii ugu horeeyey ee fiat soo saarta oo rimoor jiida.