Template:Sawirka Maanta 14 May

Ka Wikipedia

Barraska ama Baras waa maqaar cad oo lagu soo dhasho iyo Vitiligo xanuun ku dhaca maqaarka waa mid ka mid ah cudurada faafa ama lagu soo dhasho ee ku dhaca Maqaarka bani-Aadamka, kaas oo bedela midabka asalka ah ee qofka. Ereyga Baras waxa luuqada Af-Soomaaliga ah loo isticmaalaa dhamaan dadka maqaarkoodu is-bedelo oo laga yaabo inuu qofku ku soo dhasho (ingiriis: Albino) ama uu ka qaado qof kale oo xanuunka ingiriis: Vitiligo).