Template:Sawirka Maanta 18 Abriil

Ka Wikipedia

Laas Geel Waa goob taariikhi ah oo ilaa hadda ay kamuuqdaan qoraaladii iyo sawiradii lagu sawiray kahor taariikhda.waxa ay magaaldani kutaalaa duleedka magaalda Hargaysa, waxaa lagu qiyaasaa in sawirada iyo waxayaabaha taariikhiga ah ee yaala magaalada Las geel ay yihiin ilaa 10.000 oo sano ka hor dhalashadii Ciise.