Template:Wikwar

Ka Wikipedia

Templatekaan waxaa loogu talo galay ku darista Linkiga Wikiwararka kadib warka munaasabka ku ah templateka Dhacdooyinka Hadda, Hadii ay ku jirto wiki wararka maqaal ku saabsan mowduucaan.

Adeegsiga[wax ka badal xogta]

Templateka waa mid bedelaya oo kaliya ilaa waqti aan la tilmaamin, waana ciwaanka warka bogga loola jeedo wikiga wararka, Sidaas soo socota:

{{Wikwar|Ciwaanka wiki wararka}}

Raaci ciwaanka ladoonayo gabagabada warka si toos ah، waxay ka soo baxaysaa warka wiki wararka Sidaan «(Wiki wararka…)»

iska hubi in uu jiro linkiga, maxaa yeelay markii la gujiyo waxaad gaareesaa warkii rasmiga ahaa.

Templateka masoo baxayo hadii aad faaruq uga tagto.

Sidoo kale eeg[wax ka badal xogta]

  • Template Wiki Wararka