The Docks of New York
Appearance
| The Docks of New York | |
|---|---|
| Agaasime | Josef von Sternberg |
| Waxaa qoray | Jules Furthman |
| Jilaayaasha | George Bancroft Betty Compson Olga Baclanova |
| Sawir gacmeedka | Harold Rosson |
| Qaybinta waxaa sameeyay | Paramount Pictures |
Taariikhda la sii daayay | Sebteembar 16, 1928 |
The Docks of New York waa filim aamusnaan ah oo Mareykanku soo saaray sanadkii 1928-kii waxaana Director ka ahaa Josef von Sternberg waxaana jilaya George Bancroft, Betty Compson iyo Olga Baclanova.[1][2]