The Smart Set
Appearance
| Daabacaha | William d'Alton Mann (1900–1911) John Adams Thayer (1911–1914) Eugene Crowe and Eltinge F. Warner (1914–1930) |
|---|---|
| La Aasaasay | Maarso 1900 |
| Luqada | Ingiriis |
| Daabacaadda | 250,000 (1925) |
The Smart Set wuxuu ahaa joornaal suugaaneed Mareykan ah, oo uu aasaasay Colonel William d'Alton Mann lana daabacay March 1900. ilaa June 1930. Xarunteedu waxay ahayd Magaalada New York.