Tiara Andini
Appearance
Tiara Anugrah Eka Setyo Andini (wuxuu dhashay Sebteembar 23, 2001) waa heesaa Indunisi ah iyo jilaa ka yimid Patrang, Jember.
| Tiara Andini | |
|---|---|
Tiara Andini sanadka 2021 | |
| Ku dhashay | Tiara Anugrah Eka Setyo Andini September 23, 2001Jir Patrang, Jember, Indunisiya |
| Qoomiyada | Indunisi, Nederlander |
| Waxbarashada | Jaamacadda Multimedia Nusantara |
| Shaqada | |
| Sanadaha Shaqada | 2017—hadda |
| Dhererka | 163 cm[1] |
| Diinta | Islaam |
| Abaal-marin | Liiska abaal-marinaha |
| Saxiixa | |
| Xirfad muusik | |
| Nooca fanka | |
| Qalabka | Vokal |
| Sanadaha Shaqada | 2020—hadda |
| Calaamadaha | Universal Music Indonesia |
| Falalka la xiriira | |
Guul
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Iyadu waa kaalinta labaad ee Indonesian Idol xilli 10.
Abtirsiinyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhanka kale wuxuu leeyahay dhiiga Nederlandka ee ka yimid hooyadiis.[2]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Mahen Bisa Tahu Tinggi Badan Tiara Idol - 00:10 (in Indunusiyaan), retrieved 2022-03-23
- ↑ https://www.youtube.com/watch?v=-kM1zBtrdp4