Thiin mutuxan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Tiro mutuxan)
Tiro mutuxan

Thiin mutuxan ama Tiro mutuxan (Af-Ingiriis: Prime number) waa Tiro tirsiimo teedkeedu yahay 1, aan aqbalaynin Uqeybinta asiga oo qura ama 1 oo qura. waxaa loogu yeeraa tiro tirsiimo ka saraysa 1 mutux la' mutux la'. Tusaale ahaan 5 waa tiro mutuxan maxaa yeelay ma aqbalaayo qaybinta 1 mooyee iyo 5, halka 6 waa tiro mutux la maxaa yeelay waxay u qeybsantaa 1, 2 ,3 iyo 6. Sida Aragtiin aasaasiga aritmatig kaalinta ay tirooyinaka mutuxan ku leeyihiin Aragti tiro : Dhammaan Abyoone tirsiimo teedkeedu yahay 1 le'eg taranka ururta kali ee ka mid ah tirooyinka mutuxan (haba lagu kala hormariyee tirooyinkaas ururadaan)

Si loo xadido mutuxnaanta tira uun, waxaa jirta hab fudud laakiin waa lagu daahayaa, waxaa lagu magacaabaa qaybinta soo noqnoqota waxay ka dhigantahay in loo qeybsho, tiradaan iyo tiradii la koobay ee 2 iyo Xidid labajibbaaran ee tiro qayiman. waxaa jirta logaarom kale oo aad u shaqaynaysa marka la qeybinayo loona adeegsado si loo xadido mutuxnaanta teedkeedu, gaar ahaan marka laga hadlayo tirooyinka leh muuqaal gaar ah, tirada mersenne.

Ururka tirooyinka mutuxan ee Urur makoobane. waa Aragtin ku tsusaysa yuklid muddo laga joogo 300 sano C.H, uma garan kartid hab uun, dhammaan qiimaha waa tiro mutuxan. laakiin u kala qeybinta tirooyinka mutuxan waxay u baahantahay in la darso aragtina laga qaato. Aragtiinta ugu horeysa waxay aadeysaa jihadaan waana Aragtiinka tiro mutuxan, taasoo ku tusaysa qarnigii sagaal iyo tobanaad taasoo ah Itimaalka in uu noqdo tiro tirsiimo uun n, mid loo doortay hab kalayaac ah, mutuxan, saami lid ku ah tirada lambarada taasoo ka kooban tiradaan. haddii hab kale loo dhigo, waxey lid ku noqonaysaa u dhignaanta logardam caadi ah ee n.

Qeexis[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tiro Tibaax taran Teed
2 1x2 ..
3 1x3 ...
5 1x5 .....
7 1x7 .......
11 1x11 ...........
13 1x13 .............
17 1x17 .................
Tusaale

Waxaa inooga muuqata tirooyinka kor ku qoran in teedkoodu uu ka koobanyahay hal dhinactax. Tirooyinka uu teedkoodu sidaa yahay, isirradeedu waxay yihiin kow "1" iyo tirada lafteeda, markaas tirada ay isiradeedu yihiin 1 iyo tirada lafteeda, labadaas oo qura, waxaa la yiraahdaa tiro mutuxan, sidaa daraadeed hormada:

{2,3,5,7,11,13,17,19,23,} waa tirooyin mutuxan.

waxaa xusid mudan in tiradaas ay ka mid tahay tirada xarriiqada tirda