Toogashada Iskuulka Kalifornia, Gobolada Midoobay

Ka Wikipedia

Toogashada Iskuulka Kalifornia, Gobolada Midoobay - Noofambar 14, 2019, arday ayaa rasaas ku furay arday ay isku fasalka ahaayeen dugsiga sare ee Santa Clarita, Kalifornia. Ninka hubeysan ayaa dilay labo arday, halka uu dhaawacay saddex kale, ka hor inta uusan is toogan.