Towjiid

Ka Wikipedia

Towjiid ama tajwiid: waa in qofka muslimka ah ee akhrinaya qur'aanka kariimka codka uu akhrinayo uu qurxiyo uuna si qurux badan u akhriyo marka uu akhrinayo kitaabka kariimka ah.