Jump to content

TryBishop

Ka Wikipedia

Trybishop ama TRYBISHOP wuxuu ku dhashay Jeremy Hicks oo kutaal Saint Paul gudaha Minnesota ee dalka Maraykanka ahna [[Ameerikaan] qoobka ciyaariste, farshaxaniiste iyo soo saare kanasoo jeeda Minnesota.[1]

Wuxuu sidhow ulashaqeeyay farshaxaniistayaal caan ah kuwaas oo xusid badan mudan. T-pain, Jeezy, Dolla, 1500 ama Nothin, Da Internz iyo Curtis Williams.

Taariikh nololeedkiisa

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wuxuu kudhashay Jeremy Hicks gudaha Saint Paul, Minnesota.[1]

Xiisayntii muusiga ee TryBishop waxay bilaabatay markii uu jiray lix sano. Xiisayntiisa muusigu uu sii kordhay sanadahaas sida uu usoosaaray muusig asaga ugaar ah.iyo lanashaqeeyay kuwabadan oo xusid mudan xaga qoobka ciyaarka, raabka iyo farshaxanka ee gudaha dalka Maraykanka.[1]

Sanado badan kadib, Trybishop wuxuu soosaaray heeso kala duwan iyo bandhig farshaxano badan. (1)

Wax soosaarkiisa

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Trybishop wuxuu soosaaray heesta “Movin It” taasoo Tech N9ne, Beatnick, wrekoniz, iyo K-salaam[2][3]. Iyo sidoo kale waa soosaare buuga sawirada (waa dhibaato) by Da' T.R.U.T.H.[4]

Heesa kale oo uu soosaaray TRybishop waxaa ka mid ah heesta loogu talagalay Big K.R.L.T.[2]

Sanadkii 2012, Trybishop wuxuu soo bandhigay heesta by Christopher Dotson.[5] iyo sidoo kale heestii “ thing now” oo leh T-pain. Intaas waxaa dheer, Trybishop wuxuu sidoo kale soo bandhigay farshaxano aadka looya qaan ee Dolla iyo Jeezy.

Trybishop wuxuu kaloo soo bandhigay heestii xayawaanka (shinbirihii) 2014 kii,[6] sidoo kale wuxuu ka dhex muuqday buuga sawirada ee Curtis Williams.[7]

Sanadkii 2015 kii, Trybishop oo kaashanaya EP ayaa soo bandhigay 1500 ama Nothin, Childish Major, Da’Internz iyo Prem Midha.[8]

Inta badan dhawantii 2019. Trybishop wuxuu ka dhex muuqday buuga sawiradii Vernia oo leh Erick Sermon.[9][10][11]

  1. 1 2 3 "TryBishop artist biography". Reverb Nation. Retrieved 2019-05-16.
  2. 1 2 "Movin' It (Beatnick & K-Salaam)". Genius. Retrieved 2019-05-16.
  3. "Beatnick, K-Salaam, Tech N9ne, Wrekonize: Movin' It premiere". Archived from the original on 2018-12-29. Retrieved 2019-05-16. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  4. "It's Complicated". AllMusic.com. Retrieved 2019-05-16.
  5. Ill Will, DJ (June 8, 2012). "Chrishan, Feat. TryBishop". Hot New Hip Hop. Archived from the original on 2019-05-27. Retrieved 2019-05-16. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  6. "Auburn's "The Birds"". Genius. Retrieved 2019-05-16.
  7. IMDb
  8. Walker, Joe (March 5, 2015). "India Shawn & James Fauntleroy – Outer Limits [EP Stream]". Strange Music Inc. Retrieved 2019-05-16.
  9. Marie, Erika (April 19, 2019). "Erick Sermon Drops Of Refreshing Hip Hop Project, "Vernia"". HotNewHipHop. Retrieved April 19, 2019. {{cite web}}: Cite has empty unknown parameter: |dead-url= (help)
  10. Ivey, Justin (April 16, 2019). "Erick Sermon Recruits Raekwon & N.O.R.E. For "My Style" Ahead Of "Vernia" Album". HipHopDX. Archived from the original on Bisha Afraad 17, 2019. Retrieved April 17, 2019. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  11. "Vernia by Erick Sermon". iTunes (in Ingiriis Maraykan). April 19, 2019. Retrieved April 19, 2019.