Tufaax

Ka Wikipedia

Tufaax

Tufaax
Tufaax Macaduwan cutto

miro ah cunada ka timaada geedaha aduunka, midabbada kala geddisan iyo noocyada kala geddisan ee kala duwan, oo loo isticmaalo macmacaan ahaan cuntooyin noocyo badan oo ka baxa noocyada geedaha ee kala duwan.


„Sida geedka tufaaxa ahu uu dhirta duurka ku dhex yahay, Ayuu gacaliyahayguna wiilasha ku dhex yahay. Hooskiisaan fadhiistay anigoo aad u faraxsan, Oo midhihiisuna way ila dhadhan macaanaayeen.”

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]