Turgut Özal

Ka Wikipedia

Turgut Özal (13 Oktoobar 1927 - 17 Abriil 1993) wuxuu ahaa siyaasi Turki ah oo soo noqday Madaxweynihii 8aad ee Turkiga intii u dhaxeysay 1989 ilaa 1993. Horay wuxuu u soo noqday Ra'iisul Wasaaraha 26aad ee Turkiga 1983 ilaa 1989.