UFC

Ka Wikipedia

UFC(Ultimate Fighting Championship) waa ururka ugu wayn ururada MMA (mixed martial arts). Ururkan UFC waxa uu ka dhisan yahay wadanka Maraykanka U.S., Waxaana halkaas ku jira nimanka aduunka ugu khatarsan xaga dagaalka. UFC wuxu ka koban yahay niman kaliyah, oo isugu jira, qaar miisaankoodu culus yahay, qaar miisaankoodu uu dhaxeeyo iyo qaar uu miisaankood aad u hooseeyo laakin khatar badan.


Ultimate Fighting Championship[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kuwa Ugu Caansan:[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Royce Gracie  
Ken Shamrock 
Dan Severn 
Randy Couture 
Mark Coleman  
Chuck Liddell 
Charles "Mask" Lewis, Jr.

Kuwa ugu culus[wax ka badal | wax ka badal xogta]

93 ilaa 120 kg
Brock Lesnar (haystaha imika UFC culayska suunak dahabiga ah) 
Frank Mir (Xidigii hore ee UFC culayska suunka dahabiga) 
Antonio Rodrigo Nogueira  
Ken Shamrock (haystihii hore 2-jeer UFC Superfight suunak dahabiga ah) 
Tim Sylvia (Former 2 time UFC Heavyweight Champion) 
Andrei Arlovski (haytihii hore ee UFC xidiga suunka dahabiga ah ee culayska) 
Josh Barnett (haytihii hore ee UFC xidiga suunka dahabiga ah ee culayska) 
Kevin Randleman (haytihii hore ee UFC xidiga suunka dahabiga ah ee culayska) 
Ricco Rodriguez (haytihii hore ee UFC xidiga suunka dahabiga ah ee culayska) 
Bas Rutten (haytihii hore ee UFC xidiga suunka dahabiga ah ee culayska) 
Maurice Smith (haytihii hore ee UFC xidiga suunka dahabiga ah ee culayska) 
Dan Severn 
Oleg Taktarov 
Marco Ruas 
Don Frye 
Mark Kerr 
Steve Jennum 
Roy Nelson (Ku guulaytihii The Ultimate Fighter 10) 


Culayska fudud[wax ka badal | wax ka badal xogta]

(84 ilaa 93 kg)
Frank Shamrock (Kii ugu horeeyay ee ku guulaysta suunka dahabiga ah ee heerka culayska fudud) 
Lyoto Machida (Haystaha imika UFC suunka dahabiga ah ee heerka culayska fudud) 
Randy Couture (haytihii 3 jeer suunka culuyska dahabiga ah, haystihii 2-jeer suunka culayska fudud ee dahabiga ah) 
Mark Coleman (Ninki ugu horeyay ee UFC suunka culayska dahabiga ah ku guulaysta) 
Chuck Liddell (Ku guulaystihii afar jeer oo isku xiga UFC suunka dahabiga ah ee culayska fudud) 
Rashad Evans (Ku guulatihii hore ee suunka dahahbiga ah ee culayska fudud ) 
Forrest Griffin (Ku guulaytihii hore ee suunka dahabiga ah ee culayska fudud) 
Tito Ortiz (Ku guulaystihii shan jeer oo isku xiga suunka dahabiga ah) 
Vitor Belfort (Ku guulaytihii hore ee suunka dahabiga ah ee culayska fudud) 
Quinton Jackson (Ku guulaytihii hore ee suunka dahabiga ah ee culayska fudud) 
Kevin Jackson 
Guy Mezger 
Jerry Bohlander  
Ryan Bader


Culayska dhexe[wax ka badal | wax ka badal xogta]

(78 ilaa 84 kg)

Dave Menne (Ku guulaystihii ugu horeyay ee suunka dahabiga ah ee culayska dhexe) 
Anderson Silva (Ku guulaystaha 5-jeer oo isku xiga & imikana haysta suunka dahabiga ah ee culayska dhexe) 
Evan Tanner (Ku guulaystihii hore ee suunka dahabiga ah ee culayska fudud) 
Rich Franklin (Ku guulaystihii hore ee ee 2-jeer oo isku xiga suunka dahabiga ah ee culayska fudud) 
Murilo Bustamante (Ku guulaystihii hore ee suunka dahabiga ah ee culayska fudud) 
Royce Gracie 
Dan Henderson  
Kazushi Sakuraba 
Michael Bisping  
Kendall Grove 
Travis Lutter 

Culayska dhexe-fudud[wax ka badal | wax ka badal xogta]

(71 ilaa 77 kg)
Pat Miletich (Ninki ugu horeeyay ee qaada suunka dahabiga ah ee Culayska dhexe-fudud) 
Georges St-Pierre (Ku guulaytaha saddex jeer oo isku xiga & haystaha imika ee suunka dahabiga ah ee Culayska dhexe-fudud) 
Matt Hughes (Ku guulaystihii 2-jeer ee suunka dahabiga ah ee Culayska dhexe-fudud) 
Matt Serra (Ku guulaystihii hore ee suunka dahabiga ah ee Culayska dhexe-fudud) 
Carlos Newton (Ku guulaystihii hore ee suunka dahabiga ah ee Culayska dhexe-fudud) 
Kenichi Yamamoto 
Amir Sadollah 
James Wilks 


Culayska ugu hooseeya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

(66 ilaa 70 kg)
Jens Pulver (Ninkii ugu horeyay ee qaada suunka dahabiga ah ee Culayska ugu hooseeya) 
B.J. Penn (Haystaha imika ee Culayska ugu hooseeya & haystihii hore ee suunka dahabiga ah ee Culayska dhexe-fudud) 
Sean Sherk (Ku guulaystihii hore ee suunka dahabiga ee Culayska ugu hooseeya) 
Diego Sanchez 
Joe Stevenson  
Nate Diaz  
Mac Danzig 
Efrain Escudero  
Ross Pearson