Jump to content

Ugaas Khalaf

Ka Wikipedia

Ugaas NUUR ’’’Ugaas Hassan DHEERE’’’ Ugaas KHALAF’’’ ' wuxuu wakhtigisu ku aadanyahay xiligii u dhaxeeyay bilowgii 1400 Wuxuuna Ugaas NUUR ka talin jiray oo saldanada Absame ugu heyn jiray dhulkan la magac baxay Qoraxey. Sida ilo kala duwan aan war kaga heyno waxey saldanadu uuga soo wareegtay Ugaas caamir Yusuf hayayna hal galin’ (maalin badhkeed)oo qoys ahaan isu dhow yihiin. Saldanadahan waxaa lagu qiyaasaa inay tahay Saldanadii ugu horeysay ee beesha Ogaden khaash uyeelato, Intii Ka horeysay waxaa hogaanka Hayay Garaad Faarax Ileey, Garaad WiilWaal oo beesha guud ee absame isku ahaayeen.