Ugaastooyo
Appearance
Ugaastooyo waa dowlad ama dad uu xukumo Ugaas.
Nidaamkaan waa nidaam Soomaali asal ah, oo madaxa ugu sarreeya ee maamulka beesha ama goobta, lagu magacaabo Ugaas.
Waxaa tiray tariikhda inta la hayo ilaa haddana jira Ugaastooyooyin badan.