Ugbaad Aragsan
Appearance
Ugbaad Aragsan | |
|---|---|
Ugbaad Aragsan 2020 | |
| Macluumaadka asalka | |
| Dhashay | ( Burco) |
| Asal | Soomaaliya |
| Occupations | Fannaanad |
| Qalabka | Cod |
Ugbaad Aragsan waa fannaanad Soomaaliyeed, waxay caan ku tahay heesaha "Dhexdeena Jacaylka Yaal"[1] iyo "Qoyskaaga Maamulo".[2]Waxay ka mid tahay codadka cusub ee sida weyn u soo ifbaxay, iyada oo ku caan baxday isku darka muusiga dhaqanka Soomaaliyeed iyo qaabka casriga ah. heesta aad caan unoqotay waxay ahayd Boqolow.[3]