User:Abdirahem03

Ka Wikipedia

ABDIRAHEEM SAEED DUALE waa wiil ku dhashay degmada garadag sannadkii 1996kii bishii april , abdiraheem saeed wuxuu waxbarashadiisii dugsiga hoose/dhexe/sare ku qaatay degmada garadag wuxuu ahaa mid kamid ah ardayda ugu cadcad gobolka sanaag waxana uu caan noqay sannadkii 2011/2012 kadib markuu gobolka ka galay kaalinta 2aad imtixaankiii shahaadiga ahaa laga qabtay somaliand waqtiyadaas .. sidoo kale abdiraheem waa mid ka mid ah dhalinyarada ugu horumarka jecel degmada ... somaliland wiki