User:Abdisamad

Ka Wikipedia

fariin dhamaan umada soomaalieed mudane yaal iyo marwooyin dhalinyaro iyo dhamaan qeybaha bulshada soomaaliyeed amigoo ah will dhalinyaro walalkiin ah kana mid ah dhalinyarada u olo leysa xuquuda soomaalida magaceyguna uahay c/samad noor jaako waad salamantihiin salaan kadib bulsho aksta oo meel ku nool astamo ayaa lugu yaqana hadaba hadii aan nahay dadka soomaliyeed waxaan ku caanbaxnay fowdo iyo kala danbeyn la'aan mudo na heysta sidaas daterteed waxaa wajib noqotay in la helo dhalinyaro wadaniyiin ah oo dalka iyo dadkaba u daacad ah hadii aan policy geyga idiin sheego aniga oo ah muwaadin soomaaliyeed oo xor ah kana soo jeedo dal xor ah waxaan markasta jeclahay inaan ka shaqeeyo arimaha bulshada u gargaarida walaalkasto oo soomaaliyeed ayada oo loo kala saarin reer tiitin iyo reer kale waxaa lagama maarmaan ah in aan dalkeena ku soo celino nidamaam daganaan ah iyo in qofkasta oo muwaadin ah helo xuquuqdiisa oo buuxda dalka ka shaqeysan karo danaha dalka iyo dadka waxaa ka shaqeyn kara ruux howl kar ah aqoona leh sidaas darteed soomaalidu waa dal qura waana dad qura waxaad ku dadaashaan inaad dalkiina wax u qabataan haba yaratee sidaan ognahay hadii anaan anaga wax isku qaban ama isu dhaq dhaqaaqin inta noola yimaado la dhihi maayo hoo nabadaan qaata ku noolaada qurbaha ay dadka soomaaliyeed ku noolyihiin waa jecelyihiim in ay joogaan ma is waydiyeen dalkaan qurxan dadkiisa ayaa sida u qurxan adigana dadkaaga qurxi ogow dalka waxaad u qabato ayaa u qabsooma ololaha dalkeena iyo horumarkeena yeey naanku kala harin heyb heyb majoogne somaliapresident@hotmail.com/somaliapresident.com