User:Abdurahmanyare

Ka Wikipedia
                                     ABDIRAHMAAN ALI JEER
   
   Abdirahmaan ali jeer oo ku magac dheer qeys yare waxa uu ku dhashay degmada buuloburde 

ee gobolka hiiraan sanadii 1995 bishii september maalinteeda 10aad waxa uuna ku soo barbaaray isla degmadas buuloburde oo loo yaqaano (buulaay) waxa uu ku soo qaatay dugsigiisa quraanka ah dugsiga macallin c/raxmaan ee ku yaala degmada buuloburde ka dib markii uu dhameeyay 2mar quraanka ayuu wuxuu gabiir ka noqday dugsiga uu ku soo wax bartay waxaa la keeyay dugsigiisa hoose dhexe ee axmed gureey primary school buulaay sanadii 2003 waxa uuna halkasi ku dhameystay dugsigiisa dhexe ee axmed gureey 2009 isagoo dhameeystay fasalka 9aad inta uusan dhameyn ka hor waxa uu dhigan jiray iskuul qaas ah oo laku bixiyo maadooyin kala duwan sida maadada xisaabta luqada carabiga iyo caafimaad uu halkaasna maadadiiba uu ka qaatay shahaado. Abdirahmaan ali jeer ma uusan ku sahlaneyn diinta islaamka halka uu soo dhigan jiray kitabaha waa weyn ee islaamka sida axaadiista naxwada fiqika caqiidada IWM.

Abdirahmaan Ali jeer wuxuu isku diyaariyay inuu u safro wadamada dariska ah si uu u soo xoojiyo aqoontiisa dugsiga sare aabihiis Ali mohamed othman Ali jeer ma uusan ka qasin niyad wanaaga uu la yimid abdirahmaan in uu u safro wadamada dariska ah si uu uga soo faa'ido waxbarashadiisa oo waa uu u fududeeyay in uu wax ka soo barto wadamada dariska ah wuuna garab qabtay qeyr allaha siiyee waxaana ali jeer uu wiilkiisa Abdirahmaan u soo bandhigay wadanka uu jecelyahay inuu wax ka barto kadib markii Abdirahmaan uu doortay wadanka uganda ee caasimada kampala kaasoo horay jaamacad uga dhiganaayay walaalkiis Abdulkariim ali jeer.

kidib markii uu u duulay Abdirahmaan magaalada kampala ee dalka uganda waxaa ku soo dhaweeyay magaaladaasi walaalkiis Abdulkariim Ali jeer ilahay haka yalee Qeys yare aad ayuu u jeclaa waxbarashada isbuuc kidib wuxuu bilaabay iskuul laku barto english ileen horay wuxuu u yaqiinay afsomaaliga iyo afcarabi halkaas ayuu ku qaatay englishka Alevel iyo Olevel waxa kale uu bartay koorso INFORMATION TECHNOLOGY Halkaasi ayuuna shahaado ka qaatay.

Abdirahman waxa uu bilabay dugsigiisa sare ee magaalada kampala iskuulka magaciisana waa KINAAWA HIGH SCHOOL KAWEMPE CAMPUS kidib markii uu ku cuslaaday nolosha iskuulka ayuu iska dhaadhicin jiray nolol raaxaa ka danbeysa ama rafad raxa ka danbeysa 2bilood kidib ilaahay ayaa u fududeeyay la qabsiga iskuulka noloshiisa durbaba wuxuu noqday CHAIRMAN OF MUSLIM STUDENTS IN KINAAWA HIGH SCHOOL gudoomiyaha ardada muslimiinta ee kinaawa wuxuu kaloo isu soo sharaxay HEAD BOY oo ah madaxa wiilasha ama hogaamiyaha wiilasha ardada dhaman muslim ama christian. waa uuna ku guuleystay inkastoo inkastoo uu kala kulmay tartan adag nin laku magacaabo KABAKAMBE BRIAN shahaadadiisana waa la siiyay oo cadeyneysa inuu soo maamulay ardayda iskuulka kinaawa isagana walikiis ayey xasuus u noqon doontaa. waxa uu noqday gudoomiyaha ururka muslimiinta markuu ahaay form1 markuu soo gaarayna form2 wuxuu noqday HEAD BOY madaxa wiilasha Abdirahmaan wuxuu isu soo sharxay PREFECT OF UNIFORM ardayka u qaabilsan iskuulka yunifoomka wuuna rajeynaya inuu helo shahaadadaas.

Abdirahmaan Ali jeer ayaa ah hadafkiisa inuu ku barto sida wax loo maaamulo isagoo yarna wax soo maamuli jiray shahaadada uu ka qaadanayo iskuulka inuu wax soo maamulay ay cadeyn u noqon doontaa waxaa laka yaabaa Abdirahmaan inuu noqdo madaxweynaha mustaqbalka soomaaliyeed LEADERSHIP IS ACTION NOT POSSITION