User:Abwaan Cali Dhanaaniye

Ka Wikipedia

Abwaan cali Maxamed Ibraahin oo ku magac dheer (Cali Dhanaaniye) waxa uu ku dhashay magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco sanadkii 1993 dabayaaqadiisii Abwaan cali dhanaaniye Hooyadii waxa lagu magacaabaa (Faadumo Kinsi Jaamac Axmed Faarax) Abwaan cali Dhanaaniye waxa uu ku barbaaray magaalada Burco Ee xarunta Gobolka Togdheer, Waxa uu malcaamad quraantiisii 1-aad ka bilaabay Malcaamadii Tawakal ee Burco, waxana uu Dugsiga Sh, Ibraahin isaga oo fasalkii 5-aad uga wareegay Dugsiga Sh. Yuusuf kaynuun halkaas oo uu ku dhamaystay waxbarashadii Dugsigii hoose, waxana uu martabadaa uga Gudbay Dugsigiisii sare oo uu ka bilaabay Dugsiga Daallo Secondary School isaga oo markii uu fasalka 3-aad marayey uga wareegay Dugsiga Sh. Bashiir halkaas oo uu ku dhammaystay waxbarashadiisii Dugsiga Sare... Haddana waxa uu jaamacadda kaga jiraa magaalada Burco. Markii ugu horaysay ee uu gabay Curiyaa waxay ahayd amin ku siman 2007 ...