User:Abwaan axmed daljir jaceeyl

Ka Wikipedia
  • AXMED ABSHIR DHOORE
  • ABWAAN AXMED DALJI
  • GEERAAR JACEEYL
  • SAFAR CAASHAQ
  • marka hore salaan culus
  • kaaga timid saaxiibkaa
  • aan qiima lagu sifeyoiyo
  • wanaag lalasimaajirin
  • waasiyaasad caashaqu
  • adaan kuu sirbaxayaa
  • sanka neefta jiidiyo
  • dibna saxa oraahdiyo
  • sanbabadiyo beerkiyo
  • qalbi sida xusuustiyo
  • wadnahaad dhex surantee
  • sidaan ahay ma moogtahay
  • habeenkii maseexdoo
  • hurdo weeyga suushoo
  • adigaan saqdii dhexe
  • saaxiib kula ciyaaraa
  • aanba saamuleeyloon
  • ku sifaado jiifkee
  • saaxiibadeeydiyo
  • dadkiiweeysaluugeen
  • markaan suuqda marayaba
  • sheeko seeto dheerbaan
  • qalbigeeyga siiyaa
  • hadii leeysalaamana
  • suhuureeymaceliyee
  • socodbaan bilaabaa
  • markaan saa usoogalo
  • seeylad uurag joogana
  • filin leeyga suubshaa
  • saaxiibeey ladaaraa
  • waasidee markaan iri
  • saaxiibayaaloow
  • sacab beeybilaabaan
  • midbaa sare uboodoo
  • iguyirisaqraan yohow
  • maxaa samada kaajira
  • ma sahruujo maqanbaa
  • cirka suuradiisale
  • socotaye isdaba qabo
  • osamirbaan kuleeyahay
  • markaas baan sahwiyayaa
  • ooniraa saluuglaay
  • maxaa sida tan kaadhigay
  • saqda dhexe habeenkii
  • mawaxaa kasiidaran
  • markaad socoto laamiga
  • ilaahoow isama bixi
  • oosafarkeeyafududeey
  • nabad aan kuseexdee
  • GEERAAR JACEYL AH
  • SALUUG LA
  • sahruujooy waxaatahay
  • saxansaxo udgoonbadan
  • amaseeyma roobaad
  • quruxlagu saleeyiyo
  • aduunlalasimaajirin
  • siduu eebekaadhigay
  • soojeedka feeyskiyo
  • sankaiyo faruuryaha
  • suniyaha indhahategey
  • wejigaagu suuyahay
  • balaankuu sifeeyee
  • lamasiinin aadmiga
  • taawaxaa kasiidaran
  • soomaali baa tahay
  • midabkaagu waasubag
  • sarajooga dheeriyo
  • laafya seeyrin taaduna
  • waageeniyo socotoon
  • aadmi lala simaajirin
  • samirkiyo dulqaadkana
  • ilaahbaakusiiyoo
  • sinjibaaduleedahay
  • sooryeeynta admiga
  • sida anigu aan qabo
  • sune inankudhalataad
  • sideedii udhaqantaa
  • anuguna saluuglaay
  • ducaan kugu sagootiyey
  • weligaa samaantiyo
  • soomaali nimadiyo
  • calankaaga uunsido
  • marakaad seexaneeysana
  • waasalaada dabadeed
  • suno yaan lagaaweeyn
  • xuuralceeynta simanoo
  • janada lagu siyaartana
  • saaxiib aad ahaataan
  • gabdhihii samaayoo
  • soonkiyo salaadiyo
  • soowjla dhaqanka fiicnaa
  • rabibaa kasaacida
  • siraadkii madoobaa
  • fardoowsana usuubiyey
  • adna soowjadeeydaay
  • waxaan kaasugaaduco
  • iyo samir kalsoonile
  • SHEEKO JACAYL AH
  • waa maxay jaceyl
  • jaceelyohow maxaatahay
  • mahawiyo jinbaatahay
  • majuuciyodhib baatahay
  • mawax jiitamoodheer
  • oo nafta kalajaraatahay
  • majeestiyo colaad iyo
  • silac jooga baatahay
  • maimtaxaan jidkiisiyo
  • jaxiimookalaatahay
  • igajaahil bixiyoo
  • jaceeyl yohow maxaatahay
  • asna waa jawaaboo
  • jaceeylkii wuxuu yiri
  • janoiyo barwaaqiyo
  • wanaagjooga baan ahay
  • labadii wanaag jecel
  • midla jira ayaan ahay
  • jiilaalka gaajadu
  • labadeesan kalajarin
  • mid ujiirnaxaan ahay
  • janaraala deeyduna
  • majiiftaan dhamaantood
  • jabaqdeey dhegeestaan
  • hadal jilicsan weeyaan
  • qofkii igu jisaarana
  • markalaan ka jarayaa
  • waxan ahay jaceeyl wiil
  • mudo badan la joogoo
  • la jalbeebsan jirey waa
  • eemiyaan jisaar ahay
  • jahli aan aqoontiyo
  • jiirnaxiisa garaneeyn
  • markaluu ka jaaseeyn

*   GEERAAR DHEEMAN

  • dheeman taan jeclaayeey
  • waxaan kuugu dhegayaa
  • dhaaya haad uroon tahay
  • qalbigaad kudheer tahay
  • adaa dhuuxa iga galay
  • dhab usaaqay xididada
  • dhel dhel maahan cashaqu
  • waa mid dhiiga kaajaqa
  • kugu dhaliya doqonimo
  • hayeeshee dhib kiisaas
  • ruuxaad dhankiis tahay
  • haduu dhinaca kaagalo
  • dhab baad uga bus kootaa
  • hadal iyo dhamaan tii
  • adaan kaa dhur sugayaa
  • nafta waad ku dheer tahay
  • hana kala dhan taaline
  • iga dhoowr dhibaatada

TIX GABAYA OO JACEYL AH SARAJOOG


  • sideedaba aduunyadu wexeey socoto oo joogto
  • waxaan seexdo oon tooso oon shaqo usii soofo
  • ama aan bulshooy soowjo mudan guri lasoo seexday
  • sidii sebi dhalaanoo dhabtii hooyo lagu seex shey
  • sidii sii manoqon weeyse ii sama falaayeene
  • beryahaan se ruux suux sanoon seexan baan ahaye
  • makii aan salaadaha u kaco waan sahwina yaahe
  • suura deeda uunbaan arkaa soowjadaan rabaye
  • midab sare dhafoorada sisiman samaha loo uumay
  • markaan suuqa marayaba qalbiga weey dhex socotaahe
  • inta socota kuwa soo socdiyo taan indhaha saaro
  • adigaan suhuur kaa jeclagay oon ku suga yaahe
  • sanadahan hablaa kacay markaan saa uwada eegay
  • mid walboo suleeqaa waxbaa lagu saluugaahe
  • aduguna samaan badan lafaha waad dhex socotaahe
  • sarajooga dheer iyo qalbiga nabada kaa saaran
  • anaa kuu sir baxayee ma ahan dumar sidaadane
  • siwalbooy saliim iyo utahay soowjo lagu faano
  • maalin beey sun kuu qooshayaan samir ma yeelaane
  • suugaan waxaa lagu dhisaa soowjo kaa mudane
  • saadirkii ku uumaa marqura ceebta kaa solaye
  • siijeed iyo soojeed markaad saanta kor uqaado
  • laafyo seeyrin taadii markaad suulka ku istagto
  • salfudeeyd ilaah kuuma dhalin saalix baad tahaye
  • xusuus teeydi baan siibayoo caashaq baan suraye
  • ogaaw sahashan maayee macaan sama fal kaagiiye
  • adoo socod dhul dheer soomaroo oon la socon waayey
  • hadeey seeymo roob kuu da aan saxana aad weeydo
  • naftu weeyku samirtaa runtii sacabo taag taage
  • ana waxa sideedaba inbadan laabta iga saaqay
  • saxan saxo udgooneey adoo guriga ii seexda
  • adigoo sedkii aan lahaa doobo igu soora
  • ana waxan sameeyiyo ogaaw samaha aan muujo
  • inagoo sidii aan rabniyo gaarey samaheena
  • inaan laabta kugu seexiyaan wada sugeeynaahe
  • aaynu samirno waabeey bulshadu sacab tumaayaane

  • GABAY BASAAS

  • boqolaal karooneey adaan kuubax sanayaa he
  • bismilaahi weli maanan oran inan bureeqaahe
  • bilic iyo hadaan baari nimo dumar kasoo baaray
  • beeyska nolosha aadmiga markaan baaxad ka ogaadey
  • bar bar kaa midaan dhigi karaba iima soo bixine
  • indhahaan bartoodiyo adaa baarka siimaraye
  • bulshooy maqal waxaan kaa arkaa boqolkun oo meeyle
  • haduu boqor haween leeyohoo samaha loo beeray
  • waxaa tahay bil dhalatiyo cad ceed baahi looqabo e
  • wanaa gaad bilaawduu macaan beerku tebayaahe
  • bartamaha habeenkii xalaan soo baraarugaye
  • adoo baariyaal iidhaloo baalka iga jiifa
  • oobarwaaqo gurigrrnu yahay eheladeen buuxdo
  • hadaan beer laxaawsiga kuqoray jooga bilicdaada
  • bili aadan meel uusan garan baarna lagu waayey
  • ma ogtahay bakool soomaxiyo baad nafluhu quuto
  • adigaan bilaah kaba jeclahay baraka daadiiye
  • bidhaan qurux wanaageey haduu beerka nabar gaaro
  • hala beegsan meelkale aduu kuu belbela yaahe
  • carab kaada been iyo kadhoowr dumar baroor tiisa
  • oo waagii beryaba aniga uun laanta igu baahi

  • GABAY GEENYO CURANEEYSA

  • canabeey anoo ceeynka gabay kuu cutubinaaya
  • cuqdad iyo xumaatiyo anoo caraba kaadhoowra
  • adigoo cudooneey ijecel carab markaan aadey
  • bada caarineeysiyo markaan doon cagaha saaray
  • yaman baan culeeys kula kulmiyo camalo sheeydaane
  • canqaar jaada ciidaan jecleeyn midabka coowl kaaba
  • irgaduud ayaa laga baxaa cadan rafaad keede
  • waxaan cararno oon cocono oon maalmo cagajiidno
  • nin walbaba culeeys beeynoqdeen calala diisiiye
  • nimankii cigaalada wataan ceebla soo galaye
  • waagoon casaan baan dhex maray ciidan kii hore e
  • biyo cunaha lagu qooysto iyo ceeshna lama heysto
  • ragbaa coows dhexdii looga tegey caguhu jeexmeene
  • dadbaa calalo lagu kala xiraa cajiradoodiiye
  • anuguna cadceed iyo waxaan buuro culus jeexo
  • cadkeedii ugoo waxan iraa canab walaashaaba
  • ciso iyo wanaag baan lahaa cududa siisaare
  • calaf baase iga hiiliyiyo dumar ciyaar tiise
  • hayeeshee nin curad loodhaloo ciil qabaan ahaye
  • kacad gooso heeys oran hadaan ceebla kuu imide
  • hadaad caano iyo nolol aduun calaf ka dooneeysid
  • carab jilicsan kula dhaqan nin kuu calafku kuugeeyo
  • ma ogtahay cirooleba marbuu camal xumaadaaye
  • qol carfaaya iyo hadal curdina caano barafeeysan
  • iyo gogol catiiraa ninraga lagu casuumaahe
  • hadaad camanka buurtood tiraa caawo iga leexo
  • cagyartuu habeen soo arkuu calanka saartaahe
  • adna camal xumaan iyo mudaad ciil la hurudaaye
  • imisaa cas oo dheer habloon ciida laga qaadan
  • imisaa cirooliyo la nool arag mid coomeed le
  • imisaa caruur noo dhashoo camalsan noo joogta
  • cilda aa caleen ubax le iyo canab biseeyl dhaafay
  • iyo caashaq baa laga helaa midabka coowl kaahe
  • ceebo meey lahaaeyn waan ogahay cagayar teeydiiye
  • ineey cararto waalagu yaqaan geenyo curaneeysa

  • GABAY HAMUUN CAASHAQ

  • hanbalyiyo salaan baan udiray hagar la aaneede
  • hurdo fiican seexaan ku idhi hurisay laabtiiye
  • hamuun caashaq wiil kuuhayoo heelan baan ahaye
  • hurdo raadi goortaan iraa hees ayaa shidane
  • hawadaan ka raa raadiyaa hadaladaa diiye
  • inkastoon halyeey caashaq ahay hagar la aanteeyda
  • hilaaciyo daruu raha adaan kaa hor mariyaa he
  • hinqadoo jaceeylkii haduu heeybsi leeyahaye
  • halyeey iyo haween iyo caruur sacabka ii haaya
  • oo hamuunta naga gooya qoom heelan baa nahaye

  • JACEYKII LABA DHAQAN

  • dhaqan keenu waa sharaf
  • diinbaa naga dhexeey siyo
  • dhalyo faracyo dhiigbale
  • inkastoon dhalaan nimo
  • dhigan jirey iskuulada
  • sekendari ladhaafyoo
  • jaamacado dhoowaar
  • mudo soo dhiganayee
  • doowladeeni dhexe iyo
  • qarankii markuu dhacay
  • waxaan dhega dhegeeyn jirey
  • oon dhaayo weli arag
  • waa dhaqanka miyigee
  • dheelmad soow kumaan tegin
  • makiihore dhib baan qabey
  • xoolo dhaqasho maaqaan
  • masaar tuna ma ahan dheel
  • dhiig baa gacmaha galay
  • inkastoon mid kula dhacay
  • dhaaydiyo karuurkiyo
  • subag haamo lala dhigay
  • iyo hilibka dheeylada
  • dhadhankiis ideeqyoo
  • dhiro reer ayaan iri
  • tan waa dhax awoowee