User:Axmed

Ka Wikipedia
AHMED SHOWQI
MACACIISA OO dhamestiran waxaa la yirahdaa Axmed cusmaan muxudiin 


tariikh nololeedka Axmed showqi oo kooban
Axmed waxa uu ku dhashay degmada afgooye gobolka sh/hoose tasoo 30km dhanka  koofut galbeed ka xigta magalada mugdisho casidmada dalka somaliya,showqi waxa uu bartay inta u dhexeysay snadkii 1993-1994 quranka kariimkha isagoo si tajwiid ah u xifdiyaya iska markana waxa uu sidoo kale bartay  Kutubada diinaiga ah sida axadiista iyo siirada nabiga NNH intaasi waxaa u sii dheeraa barashada luqada barabiga ah.
 Nanadka markii uu ahaa 1995 showqi waxa uu ka qeyb galay tartan quran aqris ah oo lagu qabtay masjidka Isbaheysiga  ee ku yaal degmada afgooye  isagoo markaasi dugsigiisa abuu hireyra u soo hoohiyay kalinta 2 baad ee dhaman dugsiyada ka soo qeyb galay tartankaasi quran aqriska ahaa.
 isla sanadkaasi showqi waxa uu ku biiray dugsiga hoose dhexe ee DAAR AL KUWEYT oo hoostagayay Heyadada african muslum agency  halkaas uu showqi ku  dhameystay waxbarashadiisa dugisga hoose 

sanadka markii uu ahaa 1998 axmed waxa uu biloabay waxbarashada dugsiga dhexe iyadoo uu ku soo biiray dugiga ISRA oo ku yaal isla degmada afgooye showqi waxa uu ka soo farxashay dugsiga dhexe sanadkii 2001 .

 showqi waxa uu yimid magalada mugdisho  oo ah meesh ay hooyadii ku nooleed   sanadka markii ahaa 2002 ahmed waxa uu ku biiray dugsiga  sare ee Ahmed gurey ee  ku yalay xafada towfiiq ee magalada mugdisho

showqi inta uu dhiganahay dugsiga waxa uu ahaa Ardada ugu firfircoon ee dugsiga wax ka baraneysay sanadkii 2004 showqi waxa uu noqday Tafaftiraha wargeys lagu magacaabi jiray AL Qudwa kaasoo ku bixijiray Afka carabiga ah showqi iyo heyada ardada aheyd ee kala shaqeynjirtay soo saarida wargeyskaasi waxa ay kashan jireen macalimiin masari aheyd oo dugsiga bareyaal ka ahaa xiligaas.

isla sanadkaasi axmed waxa uu ka mdi ahaa Midowga ardada ee gugisag sare Axmed gurey waxa uuna u qabilsana midowga ardada dhanka warbahinta.
sandka markii uu ahaa 2005 showqi waxa uu ka qalin jabiyaya dugsiga sare axmed gurey isagoo soo dhameystay 3 sanno oo aheyd runtii kuwa aad u xiiso badan.

isla snanadkaasi 2005kii waxaa uu axmed ka qeybgalay gorshihii LA DAGALAN JAHLIGA kasoo ay soo agasimeen naadiga radada ka khalinjabiyay dugsuga sare Axmed gurey oo lagu magcabo NAKADSA axmed waxa uu ka mid ahaa boqolaal ardeyeu ah oo si tabarucaad ah wax ugu barijiray caruurta aan qoysaskooda aboodin in ay waxbaraan


showqi waxa uu bare madada tariikhda ka ahaa dugsiga hoose dhexe ee NUUR AL  ISLAAM kaasoo ku yalay iskoyska AL BARAKA ee dagmada hodan .


nadkii 2006 showqi waxa ka mid ahaa asaasayalshii dugsiga HAARUUN AL RASHIID Ee ku yalay isgoyka xararyaale degmada wardhiigley sidoo kale axmed waxa uu ka shaqeynjiray xarun lagu dabaco kutubada tariikhkada somaliya isla markana lagu iibiyo ee lagu magacaabi jiray QUALITY COMPUTER ee ku talay dhabarka danbe ee sharikada TELECOM suuqa bakaraha.

dabayaqadii sanadii 2006 showqi iyo saaxiisa saciid sacuudiya iyo cbdulaahi budka waxa ay waxbarsdho u soo aadeen dalka paksitaan tasoo ay ku soo bixiyeen dadala lama ilawana h 2007 showqi iyo saxibadiisa waxa ay ardey ka noqdeen INTERNATIONAL ISLAMIC UNIVERSITY ISLAMABAD IIUI waxa ayna ku bireen kuliyda loo yaaan LLB ma shareeca an low isla sanadaasi bartamihiisa showqi waxa uu u soo waregtay magalada karachi ee ku taal koonfurta dalka paksitan kalka uu bu biiray UNIVERSUTY OF KARCHI qaar ahaan kuliyda loo yaqaan MASS COMMUNICATION ama barashada qalabka warbahinta iyo saxafada halkaasi uu ilaa iyo hada ka yahay adrdey .


showqi waxa uu ku rajo weynyahay in uu diyariyo MASRET hadii alle idmo isla markana uu umadiisa ee dhibatada badan ku jirta u adeego

sidook ale showqi waxa uu ku rajo weynyahay in uu diyariyo pHD hadii alle idmo

waxaan eebe ka baryeynaa in la helo dadbadan oo somali ah oo waxbartay si ay dalka xal ugu helaan