User:Beesha Sixawle karanle
Beesha karanle waa curudkii boqorkii hawiye, oo la oran jiray karanle hawiye. Karanle hawiye waa curudkii hawiye, waxoo uu guursaday inta uu ifka ku noolaa labo naagood., sida taariikhda lagu haayo, waxaa uuna ka kala dhalay min labo wiil oo la kala yiraahdo sida tan
- KAARIYE KARANLE
- GIDIR KARANLE
- đđąđ±đđ°đ„đ KARANLEââ
- WAADEERRE KARANLE (MURUSADE)
sida ee isku hooyada u ahaayeena waa tan.waxee hooyo wadaag ahaayeen, (Saxowle Karanle), (Wadeerre Karanle),(Kidir karanle) iyo (Kaariye Karanle)
Faahfaahin dheeraad ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]BOQORKII HAWIYE AMA CURUDKII HAWIYE WAA KARANLEÂŽE WAXAA KU CURDAY OO UGU HORAYNTII U DHSHAY SIDA ASIGABA UU ODAGII HAWIYE UU UGU HOR DHASHAY WIILKA LAYIRAAHDO KAARIYE KARALE HALKA KIISII LABAADNA UU AHAA WIILKIISII GIDIR MIDKA KALENA WAXA UU AHAA SIXAWLE KARANLE YARAANKII CIDDANA WAXA UU AHAA WIILKA LAYIRAAHDO WAADEERRE KARANLE AMA (MURASADE).
INTAA MARKAAN UGA GUDBO TAARIIKHDII GUUD AHAAN EE SHEEKADII KARANLE HAWIYE AAN U SOO DHAADHACO QABIILKA AMA BEESHA LAYIRAAHDO SAXAWLE KARANLE OO AYADA IGU SOO DHALISAY IN AAN BOGAAN WAX YAR INTA AAN KA AQAANO UGA SHEEKEEYO TAARIIKHDA AY KU LEEDAHAY SOMALIA IYO WALIBA GABI AHAAN MEELAHA AY BEESHU DEEGAAN AHAAN DEGTO INTAA WAXAA SII DHEER BEESHA SIDA AY U KALA BAXDO TIRO AHAAN.
DEEGAAN AHAAN BEESHU WAXA AY DEGTAA LAGA SOO BILAABO GALBEEDKA SOMALIA WAXAAN ULA JEEDAA DHULKA HADDA LAYIRAAHDO ISMAAMULKA SOMALIDA EE IPHOPIA ILAA SOUDERN SOMALIA AMABA KOOFURTA SOMALIA HADII AAN MEESHAAS SII CADEEYO WAA KOOFURTA FOG IYO WALIBA GUUD AHAAN KOOFURTA SOMALIA.
BEESHU WAA TIRO BADAN TAHAY SIDA AAN SOO SEEGNAY DEEGAANADEEDA IYO MEELAHA AY DEGAAN MARKAAD ARAGTO BALSE WAA BEEL AAN WALIGOOD SIDA AY U DHAN YIHIIN GOGOL AAN ISKUGU IMAN INTA AAN KA OGAHAY OGAALKEYGA SIDAA DARTEED AYAA WAX ALLAALE IYO WIXII AY XUQUUQ U LAHAAYEEN SI AY ULA XISAABTAMAAN WALAALAHOODA KARANLAHA KALE GAAR AHAAN WALAALKIISII YARAA EE XAGGA DHALMADA AYAAN ULA JEEDAAYE LA DUUDSIIYAY HADABA SUÂŽAASHA ISWEYDIINTA MUDAN AYAA WAXA AY TAHAY GOORMAA IS ARUUR SIGIINU BILAABAN DOONAA??????????????
BEESHA SAXAWLE KARANLE WAXA AY U KALA BAXDAA LABA LAFOOL OO WAA WAYN WAANA SIDA TAN
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- BAAD
- BURAALE(SANBURE)
BAADKA AYAA WAXA UU U KALA BAXAA LABA LAFOOD, WAXA AYNA KALA YIHIIN
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- CIYE BAAD
- SHURBUL BAAD
CIYE
- WARGUBE
- DHAGAWEYNE
- REER ROON
- Xajo/Sanburo
- WARO MIRGO
SHURBUL
- TALEYS
- IIDFURE
HALKA UU BURAALE (AMA SANBURE) QOF WALIBA SEY U TAQANO UU ISNA UU U KALA BAXO SIDA TAN
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- BADE SAMATAR.
- FAARAX SAMATAR.
BADE SAMATAR
- ARAABE BADE
- HARO BADE
FAARAX SAMATAR
- MAXAMUUD FAARAX
- LIIBAAN FAARAX
- HAJO FAARAX
- CABDULLE FAARAX
- XASAN FAARAX
- 1 Email- sixawlekaranle@hotmail.com
- 2 Email- sixawlekaranle@googlemail.com
ninki wax kabadali karo waan soo dhaweynaynaa, mahadsanid.