User:Faracadde112

Ka Wikipedia

tani waa tijaabo aan doonayo inaan halkan kaga ogaado qaabka uu u shaqeeyo keydiyaha weyn ee wikipedia taas oo aan uga golleeyahay si aan halkan ugu soo daro xogo fara badan oo ku saabsan dhanka cilmi baarista, si ay halkan uga aqarsadaan dadka wax ka raadiya aaladan wikipedia