User:Hagar axmed

Ka Wikipedia

Heegaale waa magaalo taariikhi ah o ku taala bariga gobalka doollo ee deegaanka soomaalida. Waa degmo ku caan ah xagga suugaanta waxaa kasoo jeeda abwaanada Dhulbahante ugu caansan sida abwaan aadan carab ,Samatar baxnaan, dhuux obsiiye, hira fadal. Heegaale waxay 120km u jirta caasimada wardheer sidoo kale waxay 80 u jirta buuhoodle. Degmada heegaale waxaa dega beesha reer hagar ee Dhulbahante. Heegaale waxay leedahay goobo waxbarasho sida school hoose sare iyo machad diiniye. Degmadu waxay caan ku tahay dhaqashada xoolaha waxay leedahay riig iyo balliga magaaladu caanka ku tahay. Degmadu waxay ka mid tahay meelaha ugu dadka badan gobalka doollo iyadoo ay hoos yimadaan tuulooyin badan. Heegaale waxay ka mid tahay meelaha aysan dawlad deegaanka soomalidu u cadaalad falin yadoo xuquuqdii ay lahayd la duudsiyay.



Heegaale lagu gee Hagar aadan lagu sii Hala dhalay laga bixi