User:Iman Jama

Ka Wikipedia

Iimaan Maxamed Jaamac ( Af-Carabi: إيمان محمد جامع: Af-Ingiriis: Iman Mohamed Jama (wuxuu dhashay June 15 1994),wuxuu ku dhashay xerada qaxootiga ee IFO oo ka tirsan Dhadhaab,wuxuu ka soo tagay xeryaha Dhadhaab sanadkii 2000 asaga iyo qoyskiisa oo ka kooban Aabaha dhalay,hooyadii oo lugu magacaabo Maryan (Kayf) Faarah Warsame (Awdoon) iyo walaalkii ka yar Cabdiqani Maxamed,waxaase la dhashay toddobo ruux oo saddex ay gabdho-yihiin.

Waa wariye Soomaaliyeed asagoo shaqada soo billaabay sanadkii 2009,sanad kaddib wuxuu ka mid noqday wariyeyaasha da'yarta ah ee horumarka badan saxaafadda ka sameeyay gudaha Soomaaliya oo ah dalka uu u dhashay.

Iimaan,wuxuu la soo shaqeeyay warbaahinno kala duwan oo ay ka mid ahayd idaacadda Daljir oo ka mid ah warbaahinta la dhageyso kuwa ugu ballaaran Soomaaliya,muddo lix sanno ah oo u la shaqeynayay raadiyow Daljir,kaddib wuxuu noqday saxafi caan ah oo haddana wax ku qora baraha wararka ee laga akhristo internedka.

Wuxuu muddo la shaqeynayay bogga internedka ee Raxanreeb oo u ka gaaray tafatiraha guud,bogga Hiiraan Online ayuu muddo wax uga qoryay wararka Puntland iyo gobollada dhexe.Warbaahinada kale ee u la shaqeeyay waxaa ka mid ah dayniiile.com,taleefishinka Kalsan-tv,Idaacadda SKY oo ku dhextaallay raadiyow Shabeelle ee Muqdisho uu gobollada Puntland uu uga soo warrami jiray.Halkan ka eeg barnaamijyo iyo wareysiyo uu idaacadda Daljir ka baahiyay Iimaan Maxamed .http://www.radiodaljir.com/readmore.php?section=wacaal&news=4164

Dadka yaqaanna waxaa ay ku sheegen qof deggan oo shaqadiisa jacel,hab-dhaqankiisa ayaa ka dhigay qof ay bulshadu jacelyihiin.Nolashiisa inta badan wuxuu ku soo qaatay magaalada Gaalkacyo ee bartaha Soomaaliya ku taalla,halka oo u heerarka kala duwan ee waxbarashada ku qaatay.

Nolashiisa iyo wixii kale ee aad dooneysid inad ka ogaato Iimaan Mohamed Jama,halkan ka waydii oo booqo bogga uu ku leeyahay Facbooka oo ah [1]