User:Jawiil District

Ka Wikipedia

Furoole waa deegan ka mid ah deegamoyinka ugu qadiimisan gobalka Hiiran furoole waa deegan waqooyi kaga beegan magalada bulaburde waa deegan 25 km u jira magalada bulaburde waa deegan beeraha caan ku ah . MUHIIMADA FUROOLE  :- waa deegan caan ku ah xolaha iyo beeraha waa deegan dadku dagan ay gaarayan 2kun wa deegan beeraha caan ku ah .